Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 19aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
January 1974
Lambarka Buugga
Lr.19

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci Lr. 33 Sharciga Canshuurta Guryaha Wasaaradda Maaliyadda 05 Oct 1974
2 Sharci LR. 20 Sharciga Canshuurta Qiimaha Curyaha Daaraha ah Wasaaradda Maaliyadda 20 Dec 1973
3 Sharci Lr. 6 Sharciga Dambiyada Maraakiibta Shisheeyaha galaan Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda 01 Jan 1974
4 Sharci Lr. 53 Sharciga Daryeelidda iyo Horumarinta Reer Miyiga Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 20 Oct 1974
5 Sharci Lr. 11 Sharciga Dhismaha Wakaaladda Dhismasha Soomaaliyeed Wasaaradda Hawlaha Guud 17 Apr 1974
6 Sharci Lr 15 Sharciga Dhismaha Wakaalada Ganaciga ee Degmo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha 15 Mar 1974
7 Sharci Lr.47 Sharciga Jaamacadda Umadda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare 23 Oct 1974
8 Sharci Lr. 12 Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta Ururka Jaamacadda Carabta 28 Mar 1974
9 Sharci Lr. 7 Sharciga lagu maamuli doono shaqaalaha soomaaliyeed ee ka shaqeeya Safaaradaha, Qunsulada guud iyo dadka ka shaqeeya Safaarahada oo badbaadada Siyaasada ah leh Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga 26 Dec 1973
10 Sharci Lr. 03 Sharciga Qallidda sabab-baarista dhimashada, qaddida iyo ka faa'iidaysiga xubnaha Aadanaha Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 25 Dec 1973
11 Sharci Lr. 44 Sharciga Qorista Buugaagta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare 02 Oct 1974
12 Sharci Lr. 27 Sharciga Tijaabo Cilmi ah oo lagu samaynaayo dadka iyo Xoolaha Wasaaradda Caafimaadka 27 Dec 1973
13 Xeer Lr 117 Xeerka Diiwaangalinta Iskaashatooyinka Ganacsiga Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha 01 Oct 1974
14 Xeer Lr. 127 Xeerka Maamulka Gudaha ee Jaamacadda Ummada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare 24 Oct 1974