Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 19
Muqdisho
January 1974
Lr.19

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga Dhismaha Wakaaladda Dhismasha Soomaaliyeed

Sharciga Dhismaha Wakaaladda Dhismasha Soomaaliyeed ee soo baxay April 1974

Sharciga Dhismaha Wakaaladda Dhismasha Soomaaliyeed ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 11 ee soo baxay April 1974 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda November 1974.

Hay'ad
Wasaaradda Hawlaha Guud
Taariikhda La Soo Saaray
17 April 1974
Taariikhda La Daabacay
01 November 1974
Soo Degso Faylka