Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year
Sanadka
19aad
Location
Muqdisho
Date
January 1974
Book Number
Lr.19
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Contents List
| No | Number | Subject | Organization | Date |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci Lr. 33 | Sharciga Canshuurta Guryaha | Wasaaradda Maaliyadda | 05 Oct 1974 |
| 2 | Sharci LR. 20 | Sharciga Canshuurta Qiimaha Curyaha Daaraha ah | Wasaaradda Maaliyadda | 20 Dec 1973 |
| 3 | Sharci Lr. 6 | Sharciga Dambiyada Maraakiibta Shisheeyaha galaan | Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda | 01 Jan 1974 |
| 4 | Sharci Lr. 53 | Sharciga Daryeelidda iyo Horumarinta Reer Miyiga | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 20 Oct 1974 |
| 5 | Sharci Lr. 11 | Sharciga Dhismaha Wakaaladda Dhismasha Soomaaliyeed | Wasaaradda Hawlaha Guud | 17 Apr 1974 |
| 6 | Sharci Lr 15 | Sharciga Dhismaha Wakaalada Ganaciga ee Degmo | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | 15 Mar 1974 |
| 7 | Sharci Lr.47 | Sharciga Jaamacadda Umadda | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | 23 Oct 1974 |
| 8 | Sharci Lr. 12 | Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta | Ururka Jaamacadda Carabta | 28 Mar 1974 |
| 9 | Sharci Lr. 7 | Sharciga lagu maamuli doono shaqaalaha soomaaliyeed ee ka shaqeeya Safaaradaha, Qunsulada guud iyo dadka ka shaqeeya Safaarahada oo badbaadada Siyaasada ah leh | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | 26 Dec 1973 |
| 10 | Sharci Lr. 03 | Sharciga Qallidda sabab-baarista dhimashada, qaddida iyo ka faa'iidaysiga xubnaha Aadanaha | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | 25 Dec 1973 |
| 11 | Sharci Lr. 44 | Sharciga Qorista Buugaagta | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | 02 Oct 1974 |
| 12 | Sharci Lr. 27 | Sharciga Tijaabo Cilmi ah oo lagu samaynaayo dadka iyo Xoolaha | Wasaaradda Caafimaadka | 27 Dec 1973 |
| 13 | Xeer Lr 117 | Xeerka Diiwaangalinta Iskaashatooyinka Ganacsiga | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | 01 Oct 1974 |
| 14 | Xeer Lr. 127 | Xeerka Maamulka Gudaha ee Jaamacadda Ummada | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | 24 Oct 1974 |