Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
4aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
December 2016
Lambarka Buugga
Lr. 4
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci Lr. 19 | Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 27 Jun 2016 |
| 2 | Sharci Lr. 20 | Sharciga Wax Ka Bedelka Dastuurka KMG | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | 27 Jun 2016 |
| 3 | Sharci Lr. 21 | Sharciga Xanaanada Xoolaha | Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa | 27 Jun 2016 |
| 4 | Sharci Lr. 22 | Sharciga Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka | Wasaaradda Maaliyadda | 09 Aug 2016 |
| 5 | Sharci Lr. 23 | Sharciga Lagu Dhisayo Maxkamadda Dastuurka | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | 27 Jun 2016 |
| 6 | GSH/01/12 | Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | 28 Aug 2012 |
| 7 | GSH/01-B/12 | Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Madaxweynaha JFS | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | 10 Sep 2012 |
| 8 | Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 324 | Go'aan Gole "Ansixinta Khidmada Nidaamka Mideysan ee Dalabka Shatiyada Hirarka Adeeg Bixiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Dalka" | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | 28 Apr 2016 |
| 9 | Sharci Lr. 12 | Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2016 | Wasaaradda Maaliyadda | 11 Jan 2016 |
| 10 | Sharci Lr. 01 | Sharciga Ka Hortagga Lacag Dhiqidda iyo Maalgelinta Argagixisada | Wasaaradda Maaliyadda | 21 Feb 2016 |
| 11 | Sharci Lr. 02 | Sharciga Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 21 Feb 2016 |
| 12 | Sharci Lr. 03 | Sharciga kamid noqoshada Hay'adda Islaamka ee Horumarinta (ICD) | Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha | 21 Feb 2016 |
| 13 | Sharci lr. 11 | Sharciga Saxaafadda | Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska | 09 Jan 2016 |
| 14 | Sharci Lr. 13 | Sharciga Maalgashiga Shisheeye | Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha | 21 Jan 2016 |
| 15 | Sharci Lr. 16 | Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka | Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha | 27 Jun 2016 |
| 16 | Sharci Lr. 17 | Sharciga Dhismaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 27 Jun 2016 |
| 17 | Sharci Lr. 18 | Sharciga Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Wadashaqeynta Caafimaadka | Wasaaradda Caafimaadka | 27 Jun 2016 |
| 18 | Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 927 | Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagu Hawl-gelinaayo Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed" | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | 18 Feb 2016 |
| 19 | Lr. 05,07,016.018,019,025,027,028,028,029B, 39,,44,57,58,71,81,85,98,96 | MAgacaabid Nootaayo 2016 | Xafiiska Madaxtooyada JFS | 31 Dec 2016 |
| 20 | TIX/GSH/01/12 | Qaraarka Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka 2012 | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | 28 Aug 2012 |
| 21 | TIX/GSH/01-B/12 | Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Madaxweynaha JFS 2012 | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | 10 Sep 2012 |