Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year
Sanadka 4aad
Location
Muqdisho
Date
December 2016
Book Number
Lr. 4

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Contents List

No Number Subject Organization Date
1 Sharci Lr. 19 Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 27 Jun 2016
2 Sharci Lr. 20 Sharciga Wax Ka Bedelka Dastuurka KMG Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 27 Jun 2016
3 Sharci Lr. 21 Sharciga Xanaanada Xoolaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa 27 Jun 2016
4 Sharci Lr. 22 Sharciga Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka Wasaaradda Maaliyadda 09 Aug 2016
5 Sharci Lr. 23 Sharciga Lagu Dhisayo Maxkamadda Dastuurka Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 27 Jun 2016
6 GSH/01/12 Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 28 Aug 2012
7 GSH/01-B/12 Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Madaxweynaha JFS Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 10 Sep 2012
8 Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 324 Go'aan Gole "Ansixinta Khidmada Nidaamka Mideysan ee Dalabka Shatiyada Hirarka Adeeg Bixiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Dalka" Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda 28 Apr 2016
9 Sharci Lr. 12 Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2016 Wasaaradda Maaliyadda 11 Jan 2016
10 Sharci Lr. 01 Sharciga Ka Hortagga Lacag Dhiqidda iyo Maalgelinta Argagixisada Wasaaradda Maaliyadda 21 Feb 2016
11 Sharci Lr. 02 Sharciga Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 21 Feb 2016
12 Sharci Lr. 03 Sharciga kamid noqoshada Hay'adda Islaamka ee Horumarinta (ICD) Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha 21 Feb 2016
13 Sharci lr. 11 Sharciga Saxaafadda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska 09 Jan 2016
14 Sharci Lr. 13 Sharciga Maalgashiga Shisheeye Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha 21 Jan 2016
15 Sharci Lr. 16 Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha 27 Jun 2016
16 Sharci Lr. 17 Sharciga Dhismaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 27 Jun 2016
17 Sharci Lr. 18 Sharciga Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Wadashaqeynta Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka 27 Jun 2016
18 Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 927 Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagu Hawl-gelinaayo Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed" Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha 18 Feb 2016
19 Lr. 05,07,016.018,019,025,027,028,028,029B, 39,,44,57,58,71,81,85,98,96 MAgacaabid Nootaayo 2016 Xafiiska Madaxtooyada JFS 31 Dec 2016
20 TIX/GSH/01/12 Qaraarka Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka 2012 Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 28 Aug 2012
21 TIX/GSH/01-B/12 Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Madaxweynaha JFS 2012 Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 10 Sep 2012