Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 4
Muqdisho
December 2016
Lr. 4

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga kamid noqoshada Hay'adda Islaamka ee Horumarinta (ICD)

Sharciga kamid noqoshada Hay'adda Islaamka ee Horumarinta (ICD) ee soo baxay February 2016

Sharciga kamid noqoshada Hay'adda Islaamka ee Horumarinta (ICD) ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 03 ee soo baxay February 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.

Hay'ad
Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha
Taariikhda La Soo Saaray
21 February 2016
Taariikhda La Daabacay
31 December 2016
Soo Degso Faylka