Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 4
Muqdisho
December 2016
Lr. 4
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka
Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka ee soo baxay June 2016
Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 19 ee soo baxay June 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.
Hay'ad
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta
Taariikhda La Soo Saaray
27 June 2016
Taariikhda La Daabacay
31 December 2016