Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
10aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
October 2023
Lambarka Buugga
Lr.2
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci Lr. 14 | SHARCIGA XAFISKA HANTI-DHOWRKA GUD e J.F.S | Wasaaradda Maaliyadda | 10 Sep 2023 |
| 2 | XEER LR. 133 | XEER-NIDAAMIYAHA HABRAACA HAGAHA IIBKA DEGDEGA AH | Wasaaradda Maaliyadda | 06 Jul 2023 |
| 3 | Xeer Lr. 137 | Xeer-nidaamiyaha Maareynta Hantida Danta Guud iyo Agabka Dawladda | Wasaaradda Maaliyadda | 17 Aug 2023 |
| 4 | Xeer Lr. 130 | XEER-NIDAAMIYAHA RUKHSADA KORONTADA | Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha | 19 Jun 2023 |
| 5 | Xeer Lr. 129 | XEER-NIDAAMIYAHA TARIIFADA KORONTADA | Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha | 19 Jun 2023 |
| 6 | Xeer Lr. 128 | XEERKA SIYAASADDA HAWLGABKA IYO LIILTIRKA SHAQAALAHA RAYIDKA DAWLADDA | Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada | 11 May 2023 |
| 7 | Xeer Lr. 124 | XEERKA SIYAASADDA QARAN EE QURBAJOOGTA SOOMAALIYEED 2023 | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | 06 Apr 2023 |
| 8 | XEER LR. 142 | XEERKA DHISMAHA LAANTA LA-SOCODKA HUBKA IYO RASAASTA | Xafiiska Madaxtooyada JFS | 08 Oct 2023 |