Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 10
Muqdisho
October 2023
Lr.2

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

XEER-NIDAAMIYAHA TARIIFADA KORONTADA

XEER-NIDAAMIYAHA TARIIFADA KORONTADA ee soo baxay June 2023

XEER-NIDAAMIYAHA TARIIFADA KORONTADA ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 129 ee soo baxay June 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 2023.

Hay'ad
Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha
Taariikhda La Soo Saaray
19 June 2023
Taariikhda La Daabacay
31 October 2023
Soo Degso Faylka