Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 10
Muqdisho
October 2023
Lr.2

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

XEERKA SIYAASADDA HAWLGABKA IYO LIILTIRKA SHAQAALAHA RAYIDKA DAWLADDA

XEERKA SIYAASADDA HAWLGABKA IYO LIILTIRKA SHAQAALAHA RAYIDKA DAWLADDA ee soo baxay May 2023

XEERKA SIYAASADDA HAWLGABKA IYO LIILTIRKA SHAQAALAHA RAYIDKA DAWLADDA ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 128 ee soo baxay May 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 2023.

Hay'ad
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Taariikhda La Soo Saaray
11 May 2023
Taariikhda La Daabacay
31 October 2023
Soo Degso Faylka