Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 324 Go'aan Gole "Ansixinta Khidmada Nidaamka Mideysan ee Dalabka Shatiyada Hirarka Adeeg Bixiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Dalka" Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda Dec 2016
Lr. 05,07,016.018,019,025,027,028,028,029B, 39,,44,57,58,71,81,85,98,96 MAgacaabid Nootaayo 2016 Xafiiska Madaxtooyada JFS Dec 2016
Sharci Lr. 20 Sharciga Wax Ka Bedelka Dastuurka KMG Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dec 2016
GSH/01-B/12 Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Madaxweynaha JFS Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dec 2016
Sharci Lr. 21 Sharciga Xanaanada Xoolaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa Dec 2016
Sharci Lr. 03 Sharciga Meel marinta Heshiiska Caalamiga ah ee Xuquuqda Carruurta Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Dec 2015
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 000351 Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagula Dhaqmayo Soomaalida laga soo Musaafirinaayo Dibadda" Wasaaradda Amniga Gudaha Dec 2015
Sharci Lr. 05 Sharciga Oggolaashaha Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2015
Sharci Lr. 04 Sharciga Dhisidda Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2015
Sharci Lr. 29 Sharciga Cusub ee Kalluumeysiga Badaha Dalka Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Dec 2015
Xeer Lr. 13, 32B, 49, 64, 65,79, 84 Magacaabid Nootaayo 2015 Xafiiska Madaxtooyada JFS Dec 2015
Sharci Lr. 10 Sharciga Shaqo Qorista Shaqaalaha Shisheeye Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dec 2015