Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
11aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
April 2024
Lambarka Buugga
Lr. 2
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | LR.2 | SHARCIGA XISAAB-XIRKA MIISAANIYADDA 2022 | Wasaaradda Maaliyadda | 13 Feb 2024 |
| 2 | Lr.2 | SHARCIGA QAXOOTIGA & MAGANGELYO DOONKA | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 13 Feb 2024 |
| 3 | LR.2 | SHARCIGA HOWLGABKA iyo LIILTIRKA SHAQAALAHA RAYIDKA e DOWLADDA | Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada | 13 Feb 2024 |
| 4 | LR.2 | SHARCIGA KU BIIRISTA URUR GOBOLEEDKA DHAQAALAHA BARIGA AFRIKA | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | 13 Feb 2024 |
| 5 | LR.2 | SHARCIGA ILAALINTA iyo MAAREYNTA DEEGAANKA | Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada | 13 Feb 2024 |
| 6 | LR.2 | SHARCI WAX-KA BEDDELKA CUTUBYADA JAAD, 2AAD,3AAD IYO 4AAD EE DASTUURKA | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | 21 Mar 2024 |
| 7 | LR. 2 | XEER QARAARKA DHAMMEYSTIRKA DHAQANGALINTASHARCIGA SHAQADA WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | 16 Mar 2024 |
| 8 | LR.2 | XEER: Siyaasadda Qaran e Kormeerka iyo Qiimeynta | Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha | 16 Mar 2024 |
| 9 | LR.2 | XEER: HABRAACA DIIWAANGALINTA IYO SUGIDDA MILKIYADDA GAADIIDKA DHULKA | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada | 21 Mar 2024 |