Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 11
Muqdisho
April 2024
Lr. 2
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
SHARCIGA QAXOOTIGA & MAGANGELYO DOONKA
SHARCIGA QAXOOTIGA & MAGANGELYO DOONKA ee soo baxay February 2024
SHARCIGA QAXOOTIGA & MAGANGELYO DOONKA ee lambarkiisu yahay Lr.2 ee soo baxay February 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2024.
Hay'ad
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta
Taariikhda La Soo Saaray
13 February 2024
Taariikhda La Daabacay
30 April 2024