Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 18aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
January 1973
Lambarka Buugga
Lr.18

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci lr. 18 Sharciga Dhisidda Guddiyaal Garsooriyaal oo loo xil saaray inay Maamulaan Cadaalada Xagga Maxkamadaha Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 15 Dec 1973
2 Sharci Lr. 2 Sharciga Dhisidda Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha 16 Mar 1973
3 Sharci lr. 6 Sharciga Dhisidda Wakaaladda u Qaybsan Waraabinta Afgooye Mordile Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka 25 Jun 1973
4 Sharci. Lr. 37 XEERKA MADANIGA SOOMALIYEED pdf Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 02 Jun 1973
5 Xeer Lr. 119 Xeerka Nidaaminta Waqafyada. Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta 05 Dec 1973
6 Xeer Lr. 101 Xeerka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda 07 May 1973