Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 18
Muqdisho
January 1973
Lr.18

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Xeerka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

Xeerka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee soo baxay May 1973

Xeerka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 101 ee soo baxay May 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.18 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 1973.

Hay'ad
Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda
Taariikhda La Soo Saaray
07 May 1973
Taariikhda La Daabacay
30 October 1973
Soo Degso Faylka