Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
2aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
December 2014
Lambarka Buugga
Lr. 2
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci Lr. 112 | Sharciga Shaqada Wasaaradda Arrimaha Dibadda | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | 05 Sep 2013 |
| 2 | Sharci Lr. 22 | Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2014 | Wasaaradda Maaliyadda | 10 May 2014 |
| 3 | Sharci Lr. 75 | Sharciga Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 31 Dec 2014 |
| 4 | Sharci Lr. 28 | Sharciga Dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | 08 Jul 2014 |
| 5 | Sharci Lr. 25 | Sharciga Bankiga Horumarinta iyo Dib U Dhiska Soomaaliyeed | Wasaaradda Maaliyadda | 24 Jun 2014 |
| 6 | Sharci Lr. 28 | Heshiis Dhax maray DFS iyo Dawladda Talyaaniga ee dhinaca Iskaashiga Difaaca | Wasaaradda Gaashaandhigga | 30 Nov 2014 |