Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 2
Muqdisho
December 2014
Lr. 2
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka
Sharciga Dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka ee soo baxay July 2014
Sharciga Dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 28 ee soo baxay July 2014 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2014.
Hay'ad
Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka
Taariikhda La Soo Saaray
08 July 2014
Taariikhda La Daabacay
31 December 2014