Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
12aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
August 2025
Lambarka Buugga
Lr.2
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci.37 | SHARCIGA CANSHUURTA DAKHLIGA | Wasaaradda Maaliyadda | 11 May 2025 |
| 2 | Sharci.38 | SHARCIGA HAY'ADAHA MAALIYADDA | Wasaaradda Maaliyadda | 11 May 2025 |
| 3 | Sharci. 39 | SHARCIGA SHIRKADAHA CEYMISKA | Wasaaradda Maaliyadda | 11 May 2025 |
| 4 | Sharci. 40 | SHARCIGA WAX-KA-BEDELKA SHARCIGA KA-HORTAGIDDA LACAG DHAQIDDA IYO MAALELINTA ARGAGIXISADA | Wasaaradda Maaliyadda | 11 May 2025 |
| 5 | LR.157 | XEER-NIDAAMIYAHA QIIMEYNTA IYO LOSOCODKA SAAMEYNTA DEEGAANKA IYO BULSHADA | Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada | 29 May 2025 |
| 6 | LR.181 | SIYAASADDA QARAN EE SOCDAALKA SHAQADA | Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada | 05 Jul 2025 |
| 7 | LR.182 | MAGACAABIDDA XUBNAHA GUDDIGA QARAN E TACLINTA SARE | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | 13 Jul 2025 |
| 8 | LR.183 | XEER-NIDAAMIYAHA DHIJITALAYNTA NIDAAMKA MAARAYNTA MAALIYADDA GUUD | Wasaaradda Maaliyadda | 02 Aug 2025 |