Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 12
Muqdisho
August 2025
Lr.2

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

XEER-NIDAAMIYAHA QIIMEYNTA IYO LOSOCODKA SAAMEYNTA DEEGAANKA IYO BULSHADA

XEER-NIDAAMIYAHA QIIMEYNTA IYO LOSOCODKA SAAMEYNTA DEEGAANKA IYO BULSHADA ee soo baxay May 2025

XEER-NIDAAMIYAHA QIIMEYNTA IYO LOSOCODKA SAAMEYNTA DEEGAANKA IYO BULSHADA ee lambarkiisu yahay LR.157 ee soo baxay May 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 2025.

Hay'ad
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada
Taariikhda La Soo Saaray
29 May 2025
Taariikhda La Daabacay
17 August 2025
Soo Degso Faylka