Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Xeer Lr. 119 | Xeerka Nidaaminta Waqafyada. | Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta | Dec 1973 | |
| Sharci lr. 18 | Sharciga Dhisidda Guddiyaal Garsooriyaal oo loo xil saaray inay Maamulaan Cadaalada Xagga Maxkamadaha | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Nov 1973 | |
| Xeer Lr. 101 | Xeerka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | Oct 1973 | |
| Sharci. Lr. 37 | XEERKA MADANIGA SOOMALIYEED pdf | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Aug 1973 | |
| Sharci lr. 6 | Sharciga Dhisidda Wakaaladda u Qaybsan Waraabinta Afgooye Mordile | Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka | Jul 1973 | |
| Sharci Lr. 2 | Sharciga Dhisidda Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Jun 1973 |