Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 46 | Go'aan Gole Istiraatiijiyadda Xasilinta Deegaanada Nugul | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | Dec 2018 | |
| Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 30 | Go'aan Gole Mamnuucidda Jarista Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha | Office of Prime Minister | Dec 2018 | |
| Lr. 001, 99 | Magacaabid Nootaayo 2018 | Xafiiska Madaxtooyada JFS | Dec 2018 | |
| Sharci Lr. 134 | Sharciga Dhismaha Hay'adda Naafada Qaranka | Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha | Dec 2018 | |
| Sharci Lr. 04 | Ansixinta Dib U Eegista Miisaaniyadda Sanadka 2017 | Wasaaradda Maaliyadda | Dec 2017 | |
| Sharci Lr. 08 | Sharciga Ansixinta Heshiiska Isu Celinta Maxaabiista Xukuman ee Soomaaliya iyo Indiya | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | Dec 2017 | |
| Sharci Lr. 005 | Sharciga Isgaarsiinta Qaranka | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | Dec 2017 | |
| Sharci Lr. 003 | Oggolaashaha Sharciga Baarlamaanka Ee Gurmadka Degdegga | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | Dec 2017 | |
| GSH/01/12 | Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | Dec 2016 | |
| Sharci Lr. 23 | Sharciga Lagu Dhisayo Maxkamadda Dastuurka | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Dec 2016 | |
| Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 927 | Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagu Hawl-gelinaayo Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed" | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Dec 2016 | |
| Sharci Lr. 19 | Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | Dec 2016 |