Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 7
Muqdisho
December 2019
Lr. 7

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga Maamulka Dakhliga

Sharciga Maamulka Dakhliga ee soo baxay October 2019

Sharciga Maamulka Dakhliga ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 13 ee soo baxay October 2019 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 7 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2019.

Hay'ad
Wasaaradda Maaliyadda
Taariikhda La Soo Saaray
27 October 2019
Taariikhda La Daabacay
31 December 2019
Soo Degso Faylka