Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 27aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
January 1983
Lambarka Buugga
Lr.27

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci lr. 005 Sharci dib u soo celinta Wakiilada ganacsiga Dibadda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha 02 Apr 1983
2 Sharci Lr. 003 Sharciga Bullaacadaha iyo Dhuumaha Biyaha qaada Wasaaradda Hawlaha Guud 05 Mar 1983
3 Sharci Lr. 010 Sharciga Dhismaha Mashuuraa Khayraadka Badda Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda 29 May 1983
4 Sharci Lr. 008 Sharciga Dhismaha Warshadda Farsamaha Doonyaha Caagga ee Soomaaliyeed Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda 18 May 1983
5 Sharci Lr. 015 Sharciga Joojinta Qaadka Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 15 Mar 1983
6 Sharci Lr. 004 Sharciga Qaadka joojinta Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 13 Apr 1983
7 Xeer Lr. 6 Xeer Nidaamiyaha Hawlaha Difaaca Qaranka Wasaaradda Gaashaandhigga 27 May 1983
8 Xeer Lr. 2 Xeerka Dajinta Kirada Mariinada Gaarka ah iyo Kharasha kala duwan Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda 06 Mar 1983