Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 3aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
December 2015
Lambarka Buugga
Lr. 3

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci Lr. 02 Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2015 Wasaaradda Maaliyadda 05 Jan 2015
2 Sharci Lr. 03 Sharciga Meel marinta Heshiiska Caalamiga ah ee Xuquuqda Carruurta Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 31 Dec 2015
3 Sharci Lr. 04 Sharciga Dhisidda Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 02 Apr 2015
4 Sharci Lr. 05 Sharciga Oggolaashaha Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 02 Aug 2015
5 Sharci Lr. 07 Sharciga Oggolaashaha Xubnaha Golaha Wasiirrada iyoi Barnaamijka Xukuumadda oo kooban Office of Prime Minister 10 Mar 2015
6 Sharci Lr. 10 Sharciga Shaqo Qorista Shaqaalaha Shisheeye Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada 09 Dec 2015
7 Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 000351 Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagula Dhaqmayo Soomaalida laga soo Musaafirinaayo Dibadda" Wasaaradda Amniga Gudaha 27 Aug 2015
8 Sharci Lr. 29 Sharciga Cusub ee Kalluumeysiga Badaha Dalka Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda 30 Nov 2014
9 Xeer Lr. 13, 32B, 49, 64, 65,79, 84 Magacaabid Nootaayo 2015 Xafiiska Madaxtooyada JFS 31 Dec 2015