Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 13aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
April 2026
Lambarka Buugga
Lr.1

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci Lr.46 sharciga Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 10 Jan 2026
2 Sharci Lr.47 Sharciga Kaalma-Sharciyeedka Federaalka Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 15 Jan 2026
3 Sharci Lr.45 Sharciga Hay'adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed Wasaaradda Maaliyadda 10 Jan 2026
4 Sharci Lr.48 Sharciga Caddaaladda Da'yarta Soomaaliyeed. Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 19 Jan 2026
5 Xeer Lr.189 Siyaasada Sanduuqa Qaran ee horumarinta waxbarashada (NEDF) Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare 27 Dec 2025
6 Xeer Lr.190 XEER-NIDAAMIYAHA SHIRKADAHA ADEEGYADA SHARCI Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 11 Jan 2026
7 Xeer Lr.191 Xeer-nidaamiyaha buugga badmaaxa Soomaaliyeed Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda 27 Dec 2025
8 Xeer Lr.192 XEERKA DHISMAHA MACHADKA SOOMAALIYEED EE BADAHA Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda 11 Jan 2026
9 Xeer Lr.193 Xeer-nidaamiyaha Sharciga Dhowrista Xogta Dadwaynaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda 11 Jan 2026
10 Xeer lr.194 Qaraarla Burinta iyo Baabi'inta dhammaan heshiiisyada iyo is-afgaradka u dhaxeeyay heerka maamul ee kala duwan ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadkaa Carabta.pdf Office of Prime Minister 12 Jan 2026
11 Xeer Lr.544 SIYAASADDA QARAN EE NAAFADA SOOMAALIYEED Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha 11 Jan 2026