Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
5aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
December 2017
Lambarka Buugga
Lr.5
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci Lr. 003 | Oggolaashaha Sharciga Baarlamaanka Ee Gurmadka Degdegga | Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya | 08 Apr 2017 |
| 2 | Sharci Lr. 005 | Sharciga Isgaarsiinta Qaranka | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | 02 Oct 2017 |
| 3 | Sharci Lr. 08 | Sharciga Ansixinta Heshiiska Isu Celinta Maxaabiista Xukuman ee Soomaaliya iyo Indiya | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | 27 Nov 2017 |
| 4 | Sharci Lr. 04 | Ansixinta Dib U Eegista Miisaaniyadda Sanadka 2017 | Wasaaradda Maaliyadda | 27 Aug 2017 |