Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
23aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
January 1980
Lambarka Buugga
Lr.24
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci Lr. 003 | Sharciga Dhismaha Mashuuraca Caanaha Banaadir | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 26 Dec 1979 |
| 2 | Sharci Lr. 21 | Sharciga Dhismaha Mashuuraca Horumarinta Beeraha Gobalka Baay | Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka | 21 May 1980 |
| 3 | Sharci Lr. 007 | Sharciga Dhismaha Mashuurca Biyo xireenka Baardheere | Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha | 23 Feb 1980 |
| 4 | Sharci Lr. 006 | Sharciga Golayaasha shacbiga ee Deegaanka iyo Maamulka Gobaladda iyo Degmooyinka | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 12 Feb 1980 |
| 5 | Sharci Lr 1 | Sharciga dib u samaynta Baabuurta Dawladda | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada | 01 Jan 1979 |
| 6 | Sharci Lr. 015 | Sharciga Hargaha iyo Saamaha | Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa | 27 Feb 1980 |
| 7 | Sharci Lr. 008 | Sharciga meel marinta dacwadaha ku saabsan kirada Guryaha | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | 03 Feb 1980 |
| 8 | Sharci lr. 005 | Sharciga Shaqaalaha Dawladda | Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada | 02 Feb 1980 |
| 9 | Sharci Lr. 002 | Sharciga Soomaaliya Airline | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada | 17 Dec 1979 |
| 10 | Sharci Lr. 14 | Sharica Warshada Hargaha Hargaysa | Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa | 17 Feb 1980 |
| 11 | Xeer 48 | Xeer Nidaamiyaha Wakaalada Filimada | Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska | 10 Feb 1980 |
| 12 | Xeer Lr. 1 | Xeerka Abuurida Xafiiska u qaybsanaha Arrimaha Xajika iyo Diinta ee Jedda | Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta | 10 Apr 1979 |
| 13 | Xeer 49/BIS | Xeerka Ciidanka Ilaada Dawaldda Hoosee Muqdisho | Wasaaradda Amniga Gudaha | 27 Jan 1980 |