Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 6aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
December 2018
Lambarka Buugga
Lr. 6

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci Lr. 10 Sharciga Habmaamuuska (Protocol) Xeerka lagu aasaasay Midowga Afrika ee khuseeya Baarlamaanka Afrika Midawga Baarlamaanada Afrika 08 May 2017
2 Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 46 Go'aan Gole Istiraatiijiyadda Xasilinta Deegaanada Nugul Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 04 Oct 2018
3 Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 045 Go'aan Gole Siyaasadda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska 20 Sep 2018
4 Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 31 Go'aan Gole Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimeynta Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha 12 Jul 2018
5 Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 047 Xeerka Dhaqan-gelinta Habraaca Heshiisyada ay Dowladddu dhinaca ka tahay Office of Prime Minister 06 Dec 2018
6 Sharci Lr. 134 Sharciga Dhismaha Hay'adda Naafada Qaranka Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha 31 Dec 2018
7 Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 30 Go'aan Gole Mamnuucidda Jarista Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha Office of Prime Minister 19 Apr 2018
8 Lr. 001, 99 Magacaabid Nootaayo 2018 Xafiiska Madaxtooyada JFS 31 Dec 2018
9 Sharci Lr. 135 Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2019 Wasaaradda Maaliyadda 31 Dec 2018