Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
10aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
March 2023
Lambarka Buugga
LR. 1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci Lr. 002 | Sharciga Korontada | Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha | 08 Mar 2023 |
| 2 | Sharci Lr. 003 | Sharciga Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka | Wasaaradda Amniga Gudaha | 08 Mar 2023 |
| 3 | Sharci Lr. 004 | Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman | Wasaaradda Maaliyadda | 08 Mar 2023 |
| 4 | Sharci Lr. 006 | Sharciga Socdaalka Soomaaliya | Wasaaradda Amniga Gudaha | 20 Mar 2023 |
| 5 | Sharci lr. 005 | Sharciga Dhowrista Xogta Dadwaynaha | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | 20 Mar 2023 |
| 6 | Sharci Lr. 008 | Sharciga Horumarinta iyo Maareynta Kalluumeysiga Soomaaliyeed | Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda | 20 Mar 2023 |
| 7 | Sharci Lr. 007 | Sharciga La-dagaalanka Argagaxisada | Wasaaradda Amniga Gudaha | 20 Mar 2023 |
| 8 | Sharci Lr. 10 | Sharciga Lagu Hagayo Nidaam Maaliyadeedka Kheyraadka Dhulka Hoostiisa | Wasaaradda Batroolka & Macdanta | 20 Mar 2023 |
| 9 | Sharci Lr. 011 | Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo Maalgashatada | Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha | 20 Mar 2023 |
| 10 | Sharci Lr. 012 | Sharicga Hay'adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed | Wasaaradda Amniga Gudaha | 20 Mar 2023 |
| 11 | Xeer Lr. 120 | Xeer Nidaamiyaha Maaraynta Dareer-hoosaadka Batroolka | Office of Prime Minister | 30 Mar 2023 |
| 12 | Sharci Lr. 009 | Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadwaynaha | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 20 Mar 2023 |
| 13 | Xeer Lr. 121 | Xeer-Nidaamiyaha Hay'adda Batroolka Soomaaliyeed | Office of Prime Minister | 30 Mar 2023 |
| 14 | Xeer Lr. 74, 100, 101 | Magacaabid Nootaayo 2023 | Xafiiska Madaxtooyada JFS | 22 Mar 2023 |