Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 29aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
January 1985
Lambarka Buugga
Lr.29

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci Lr. 004 Sharciga Wax ka bedellida Sharciga Nidaamka Dhismaha Dawladda Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 15 Aug 1985
2 Xeer Lr. 23 Sharci Akadeemiyaha Sare ee Istiraatiyadda sayid Maxamed Cabdulle Xasa Xafiiska Madaxtooyada JFS 30 May 1985
3 Sharci Lr. 003 Sharci canshuurta Wax soo Saarka Wasaaradda Maaliyadda 23 May 1985
4 Sharci Lr. 22 SHarciga Dhismaha Rugta Ganacsiga, Warshadaha, Beeraha, Xoolaha, Kallumaysiga iyo Farshaxanada Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha 02 Nov 1985
5 Sharci Lr. 23 Shgarciga Kallumeysiga Soomaaliyeed Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda 30 Nov 1985
6 Xeer Lr. 27 Xeer Abuurid Kulliyad Takhasusu iyo Cilmi Baaris Madaxwayneha Xafiiska Madaxtooyada JFS 30 May 1985
7 Xeer Lr. 8 Xeer Abuuridda Qaybta Ilaalinta Duulista Hawada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 23 Nov 1985