Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
8aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
December 2020
Lambarka Buugga
Lr. 8
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Sharci Lr. 19 | Sharciga Batroolka JFS | Wasaaradda Batroolka & Macdanta | 08 Feb 2020 |
| 2 | Sharci Lr. 20 | Wax ka bedelka Sharciga Iibka Qaranka | Wasaaradda Maaliyadda | 05 Feb 2020 |
| 3 | Sharci Lr. 21 | Wax ka bedelka Sharciga Furdooyinka | Wasaaradda Maaliyadda | 05 Feb 2020 |
| 4 | Sharci Lr. 23 | Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federal | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 20 Feb 2020 |
| 5 | Sharci Lr. 24 | Sharciga Istaatistikada Qaranka | Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha | 24 Feb 2020 |
| 6 | Sharci Lr. 22 | Ansixinta Cahdiga ka mid noqoshada Hay’adda Damaanadda Maalgashiga Darafyada Badan | Wasaaradda Maaliyadda | 15 Feb 2020 |
| 7 | Sharci Lr. 27 | Sharciga Jaan-goynta & Taya-dhawrka Soomaaliyeed | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | 30 Mar 2020 |
| 8 | Sharci Lr. 28 | Sharciga Duulista Rayidka | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada | 19 May 2020 |
| 9 | Sharci Lr.30 | Sharciga Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada Baarlamaanka Federaalka ee 2020/21 | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | 11 Oct 2020 |
| 10 | Sharci Lr. 31 | Sharciga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka | Wasaaradda Caafimaadka | 16 Nov 2020 |
| 11 | Sharci Lr. 37 | SHARCIGA HESHIISKA CARBEED E LA-DAGAALLANKA MUSUQ-MAASUGA | Ururka Jaamacadda Carabta | 31 Dec 2020 |
| 12 | Sharci Lr. 36 | HARCIGA HESHIISKA MIDOWGA AFRICA E LA-DAGAALLANKA MUSUQ-MAASUGA | Midawga Baarlamaanada Afrika | 31 Dec 2020 |
| 13 | Sharci Lr. 38 | Sharciga Heshiiska-Qaramada Midoobey ee a-dagaallanka musuqmaasuqa | Qaramada Midoobay | 31 Dec 2020 |
| 14 | Sharci Lr. 36 | Ansixinta Sharciga Heshiiska Midowga Afrika ee La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | 31 Dec 2020 |
| 15 | Sharci Lr. 37 | Ansixinta Sharciga Heshiiska Carbeed ee La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | 31 Dec 2020 |
| 16 | Sharci Lr. 38 | Ansixinta Sharciga Heshiiska Qaramada Midoobey ee La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | 31 Dec 2020 |
| 17 | Xeer Lr. 001 | Xeer Nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | 26 Dec 2019 |