Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
11aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
July 2024
Lambarka Buugga
LR.3
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | XRW/312/08/2024 | Istriraatiijiyadda Qaran ee ka-hortagga iyo ladagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata. | Office of Prime Minister | 04 Aug 2024 |
| 2 | XRW/30 8/07/2024 | Qaraarka Aqoosniga Khataraha Amniga Qoranka | Wasaaradda Amniga Gudaha | 02 Jul 2024 |
| 3 | Lr. 161 | Siyaadda Qaran ee Iibka Hubka,Rasaasta, iyo Qalabka Ciidanka | Wasaaradda Gaashaandhigga | 19 Jul 2024 |
| 4 | Lr. 162 | Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga hubka iyo saanada ciidanka | Wasaaradda Gaashaandhigga | 19 Jul 2024 |
| 5 | Lr. 160 | Xeer Nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud ee Xayndaabka Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Ammaahashada iyo Dammaanadaha | Wasaaradda Maaliyadda | 11 Jul 2024 |