Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 31aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
January 1987
Lambarka Buugga
Lr.31

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci Lr. 19 Sharciga Maalgelinta shisheeye Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha 09 Mar 1987
2 Sharci Lr. 010 Sharciga Dhismaha Diiwaanka Qaranka Hawlaha Guud iyo Kuwa Gaarka ahaaneed Wasaaradda Hawlaha Guud 11 Jun 1987
3 Sharci Lr. 007 Sharciga Dhismaha Hay'adda Samafalka Dhiigga Wasaaradda Caafimaadka 24 Mar 1987
4 Sharci Lr. 009 Sharciga Dhismaha Warshada Daawada Wasaaradda Caafimaadka 17 Jan 1987
5 Sharci lr. 001 Sharciga Mahcadka Dibloomaasiyadda iyo Tababarrada.pdf Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga 03 Dec 1986
6 Sharci Lr. 006 Sharciga Waxbarashada Guud ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare 12 Feb 1987
7 Sharci lr. 005 Sharciga Kalluumaysiga Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda 03 Jan 1987
8 Xeer Lr. 002 Xeer Nidaamiyaha Shahaadooyinka Farsamayaqaanada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 03 Jan 1987
9 Xeer Lr. 4 Xeer Nidaamiyaha Caddaymaha Hoosooyinka Hagaajinta Dayaaradaha ka diiwaan gashan Soomaaliya Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 03 Jan 1987
10 Xeer Lr.003 Xeer Nidaamiyaha Xad.gudubka Farsamada Duulista iyo Hawada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 03 Jan 1987
11 Xeer Lr. 3 Xeer Tariifada Khidmada Nooyaada Xafiiska Madaxtooyada JFS 15 Jan 1987
12 Xeer Lr. 8, 13, 21 Magacaabid Nootaayo 1987 Xafiiska Madaxtooyada JFS 03 Jan 1987