Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 32aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
January 1988
Lambarka Buugga
Lr.32

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Xeer Lr 6, 24, 27, 28, 50, 51, 52, 61 Magacaabid Nootaayo 1988 Xafiiska Madaxtooyada JFS 20 Feb 1988
2 Sharci Lr. 002 Sharciga Dhismaha Bankiga Iskaashatooyinka Soomaaliyeed Wasaaradda Maaliyadda 14 Feb 1988
3 Sharci Lr.013 Sharciga Dhismaha Shirkadda Farsamada Doonyaha iyo Qalabka kale ee Caagga ah Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda 04 Mar 1988
4 Sharci Lr. 004 Sharciga Wax ka beddelidda Sharci lambar 5 ee 5/11/1966: Canshuuraha Toosan Wasaaradda Maaliyadda 04 Aug 1988
5 Sharci Lr. 006 Sharciga Bankiyada Gaarka ah ee Dalka Wasaaradda Maaliyadda 01 Aug 1988
6 Sharci Lr. 005 Sharciga Canshuuraha Dhoofidda ( Tax Departure) Wasaaradda Maaliyadda 01 Aug 1988
7 Sharci Lr. 016 Sharciga Maamulka Hoteellada Dawladda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska 18 Jun 1988
8 Sharci Lr. 001 Sharciga Nidaaminta Heshiisyada Kirada Daaraha ee lala galo Dadka ma dagganayaasha ah ( Non rasidant) Wasaaradda Maaliyadda 07 Feb 1988
9 Sharci Lr 1 Sharciga Salaanta Qaranka Xafiiska Madaxtooyada JFS 15 Dec 1987
10 Xeer Lr. 7 Meel Marinta Heshiiska (Code of Conduct for Liner Conferences Qaramada Midoobay 20 Jan 1988