Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 20aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
January 1975
Lambarka Buugga
Lr.20

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci Lr. 70 Sharciga Beddelaad Xeerka Habka Mdaniga qodobkiisa 250 Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 19 Oct 1975
2 Sharci Lr. 28 Sharciga Dhisidda Wakaalada Hoteeladda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga 01 Mar 1975
3 Sharci Lr. 67 Sharciga Dhismaha Wakaaladda Ganacsiga, Gaadiidka iyo Qalabka Dayactirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 21 Oct 1978
4 Sharci Lr. 134 Sharciga Habaynta Dhismaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 08 Sep 1975
5 Sharic Lr. 54 Sharciga Habaynta Sharciyada degsan Furdooyinka, Ganacsiga iyo Dhaqaalaha iyo ku wareejinta dacwado ama dembiyo Maxkamadda Badbaacad Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 01 Jan 1975
6 Sharci Lr. 17 Sharciga Kaydka Boostada Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda 21 Jan 1975
7 Sharci Lr. 58 Sharciga Khambro- Diidka Bulshada Soomaaliyeed Gudaheeda Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 10 Oct 1975
8 Sharic Lr. 35 Sharciga Mashuuraca Horumarinta Beeraha Balcad Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka 21 Mar 1975
9 Sharci Lr. 6 Sharciga Nidaaminta Maamulka Hawlaha Golaha sare ee Kacaanka iyo Madaxtooyada Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 06 Dec 1974
10 Sharci Lr. 73 Sharciga Sharciga Dhulka Beeraha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka 21 Oct 1975
11 Sharci lr. 60 Sharciga Wakaalada Cagafyada iyo Hawlaha Beeraha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka 11 Nov 1975
12 Sharci Lr. 22 Sharciga Wakaalada Hawlaha Maraakiibta Soomaaliyeed Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 23 Feb 1975
13 Sharci Lr. 68 Sharicga Dhismaha Wakaaladda Ganacsiga Dharka iyo Maacuunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha 21 Nov 1975
14 Xeer Lr 157 xeer Nidaamiyaha Guddiga qiimauynta hoosooyinka la toleeyay iyo waxyaabaha dawladda la wareegtay Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 10 Nov 1975
15 Sharci Lr. 36 Sharci ku saabsan Afduubidda Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 30 Apr 1975
16 Sharci Lr. 23 Sharciga Qoyaska / Italina Version Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 11 Jan 1975
17 Sharci Lr. 23 Sharciga Qoyask Engish Version Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 11 Jan 1975