Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Sharci Lr. 003 | Sharciga Bullaacadaha iyo Dhuumaha Biyaha qaada | Wasaaradda Hawlaha Guud | Apr 1983 | |
| Xeer Lr. 2 | Xeerka Dajinta Kirada Mariinada Gaarka ah iyo Kharasha kala duwan | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | Apr 1983 | |
| Sharci Lr. 015 | Sharciga Joojinta Qaadka | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Mar 1983 | |
| Xeer Lr. 02 | Xeer Toosinta, Adkaynta Anashaxa iyo Asluubta Isbooriga | Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga | Nov 1982 | |
| Xeer Lr. 09 | Xeer Nidaamiayha Fulinta Dilka ku dhawaaqaan Maxkamada Digaalka ee Ciidamada | Wasaaradda Gaashaandhigga | Sep 1982 | |
| Sharci Lr. 26 | Sharci Dhismaha Maxkmada Dagaalka ee Ciidamada Qalabka Sida | Wasaaradda Gaashaandhigga | Aug 1982 | |
| Sharci Lr. 27 | Sharciga Dhismaha Guddiga Difaaca iyo Nabadgelyada ee Qaranka | Wasaaradda Gaashaandhigga | Aug 1982 | |
| Sharci Lr. 004 | Sharciga Dhoofinta Badeeco lagu so bedeli karo badeeco kale | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Aug 1982 | |
| Sharci 47 | Xeerka Aqoosniga iyo Joogtaynta kulkanka BANDHIGGA AFRICA EE FILIMADA IYO SIMINAARKA | Midawga Baarlamaanada Afrika | Aug 1982 | |
| Sharci Lr. 24 | Sharci Dhismaha Guddiga Qaranka ee Xisaab xil ma leh | Xafiiska Madaxtooyada JFS | Aug 1982 | |
| Sharci Lr. 015 | Sharciga Mashuuraca Raraabka Magaabo | Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka | May 1982 | |
| Sharci Lr. 013 | Sharciga Dhismaha Wax soo saarka iyo Kobcinta Beeraha | Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka | Mar 1982 |