Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Sharci lr. 007 | Sharciga dib u habaynta Mihnadda Nootaayada | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Feb 1986 | |
| Sharci Lr. 006 | Sharciga dib u dhisidda Warshada Caanaha ee Xamar | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Feb 1986 | |
| Sharci Lr 1 | Sharciga Dhismaha Wakaaladda Shamiintada Berbera | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Jan 1986 | |
| Sharci Lr. 003 | Sharciga wax ka beddelidda Qareennada | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Jan 1986 | |
| Sharci Lr. 22 | SHarciga Dhismaha Rugta Ganacsiga, Warshadaha, Beeraha, Xoolaha, Kallumaysiga iyo Farshaxanada | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Dec 1985 | |
| Sharci Lr. 23 | Shgarciga Kallumeysiga Soomaaliyeed | Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda | Dec 1985 | |
| Xeer Lr. 8 | Xeer Abuuridda Qaybta Ilaalinta Duulista Hawada | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada | Dec 1985 | |
| Sharci Lr. 004 | Sharciga Wax ka bedellida Sharciga Nidaamka Dhismaha Dawladda | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Oct 1985 | |
| Xeer Lr. 27 | Xeer Abuurid Kulliyad Takhasusu iyo Cilmi Baaris Madaxwayneha | Xafiiska Madaxtooyada JFS | Jul 1985 | |
| Sharci Lr. 003 | Sharci canshuurta Wax soo Saarka | Wasaaradda Maaliyadda | Jun 1985 | |
| Xeer Lr. 23 | Sharci Akadeemiyaha Sare ee Istiraatiyadda sayid Maxamed Cabdulle Xasa | Xafiiska Madaxtooyada JFS | Jun 1985 | |
| Xeer Lr. 32 | Xeer Nidaamiyaha Kulliyadda culuunta Siyaasadda | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | Aug 1984 |