Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Xeer Lr. 3 Xeer Tariifada Khidmada Nooyaada Xafiiska Madaxtooyada JFS Feb 1987
Sharci lr. 001 Sharciga Mahcadka Dibloomaasiyadda iyo Tababarrada.pdf Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jan 1987
xeer Lr. 36, 37, magacaabid Nootaayo 1986 Xafiiska Madaxtooyada JFS Dec 1986
xeer Lr. 18 Xeer Xaddidaada Goobaha Cod-bixinta Doorashada Madaxwaynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 1986
Sharci lr. 30 Sharciga Aftida Dooraashada madawaynaha JDS Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 1986
xeer Lr. 28 Xeer nidaamiyaha Akadeemiyada sare ee isteraajiyadda Qaran ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan Wasaaradda Gaashaandhigga Oct 1986
Sharci Lr. 19 Sharci canshuur dhimista bedeecadaha Dalalka Ururka Beesha Ganacsiga Sokeeye ee Africada Bari iyo tan Koofureed Wasaaradda Maaliyadda Jul 1986
Sharci Lr. 013 SHarciga Shirkadaha Ganacsiga Dhoofka Xoolaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa May 1986
Sharci Lr. 012 Sharciga Oggolaansha Heshiiska Ururka Abaaraha iyo Horumarinta ee Dawladaha Africada Bari (IGADD) Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga May 1986
xeer Lr. 1 Xeer Nidaamiyaha/ Traffic Regulation Wasaaradda Maaliyadda Mar 1986
Sharci Lr. 006 Sharciga dib u dhisidda Warshada Caanaha ee Xamar Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Feb 1986
Sharci lr. 007 Sharciga dib u habaynta Mihnadda Nootaayada Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Feb 1986