Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 001 Sharciga Nidaaminta Heshiisyada Kirada Daaraha ee lala galo Dadka ma dagganayaasha ah ( Non rasidant) Wasaaradda Maaliyadda Mar 1988
Sharci Lr 1 Sharciga Salaanta Qaranka Xafiiska Madaxtooyada JFS Feb 1988
Xeer Lr.003 Xeer Nidaamiyaha Xad.gudubka Farsamada Duulista iyo Hawada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Sep 1987
Sharci Lr. 19 Sharciga Maalgelinta shisheeye Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Sep 1987
Xeer Lr. 8, 13, 21 Magacaabid Nootaayo 1987 Xafiiska Madaxtooyada JFS Sep 1987
Xeer Lr. 002 Xeer Nidaamiyaha Shahaadooyinka Farsamayaqaanada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Sep 1987
Sharci Lr. 009 Sharciga Dhismaha Warshada Daawada Wasaaradda Caafimaadka Jul 1987
Xeer Lr. 4 Xeer Nidaamiyaha Caddaymaha Hoosooyinka Hagaajinta Dayaaradaha ka diiwaan gashan Soomaaliya Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jun 1987
Sharci Lr. 010 Sharciga Dhismaha Diiwaanka Qaranka Hawlaha Guud iyo Kuwa Gaarka ahaaneed Wasaaradda Hawlaha Guud Jun 1987
Sharci Lr. 006 Sharciga Waxbarashada Guud ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Apr 1987
Sharci Lr. 007 Sharciga Dhismaha Hay'adda Samafalka Dhiigga Wasaaradda Caafimaadka Apr 1987
Sharci lr. 005 Sharciga Kalluumaysiga Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Mar 1987