Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 18 Sharciga Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Wadashaqeynta Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Dec 2016
Sharci Lr. 17 Sharciga Dhismaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2016
Sharci Lr. 16 Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha Dec 2016
Sharci lr. 11 Sharciga Saxaafadda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Dec 2016
Sharci Lr. 13 Sharciga Maalgashiga Shisheeye Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dec 2016
Sharci Lr. 03 Sharciga kamid noqoshada Hay'adda Islaamka ee Horumarinta (ICD) Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dec 2016
TIX/GSH/01-B/12 Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Madaxweynaha JFS 2012 Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dec 2016
Sharci Lr. 02 Sharciga Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2016
TIX/GSH/01/12 Qaraarka Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka 2012 Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dec 2016
Sharci Lr. 12 Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2016 Wasaaradda Maaliyadda Dec 2016
Sharci Lr. 01 Sharciga Ka Hortagga Lacag Dhiqidda iyo Maalgelinta Argagixisada Wasaaradda Maaliyadda Dec 2016
Sharci Lr. 22 Sharciga Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka Wasaaradda Maaliyadda Dec 2016