Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 15 Sharciga Heshiiska Midowga Afrika ee Badbaadinta Dadka Gudaha Afrika ku Barakacay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dec 2019
Sharci Lr. 12 Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxabannaan ee La Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee Labada Heer Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 068 Go'aan Gole "Siyaasadda Qaran ee Kobcinta Awoodaha Dowladaha Hoose" Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 069 Go'aan Gole "Siyaasadda Aqoonsiga Dadweynaha" Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 070 Go'aan Gole "Siyaasadda Hannaanka Dhab U Heshiisiinta Qaranka" Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2019
Sharci Lr. 11 Sharciga Heshiiska (Cahdiga) Xuquuqda Dadka Naafada ah 61/106 ee Disember 2006 Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha Dec 2019
Sharci Lr. 18 Sharciga Shirkadaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 047 Xeerka Dhaqan-gelinta Habraaca Heshiisyada ay Dowladddu dhinaca ka tahay Office of Prime Minister Dec 2018
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 31 Go'aan Gole Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimeynta Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dec 2018
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 045 Go'aan Gole Siyaasadda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Dec 2018
Sharci Lr. 10 Sharciga Habmaamuuska (Protocol) Xeerka lagu aasaasay Midowga Afrika ee khuseeya Baarlamaanka Afrika Midawga Baarlamaanada Afrika Dec 2018
Sharci Lr. 135 Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2019 Wasaaradda Maaliyadda Dec 2018