Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Sharci.44 SHARCIGA MIISAANIYADDA SANADKA 2026 Wasaaradda Maaliyadda Dec 2025
Sharci.43 sharciga Dhisidda Hay'adda MaalgashigaJFS. Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dec 2025
Xeer Lr. 187 Xeer-nidaamiyaha Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istiraatiijiyadda Wasaaradda Amniga Gudaha Dec 2025
Xeer Lr. 185 Xeer-nidaamiye Habraaca u qaybsanayaasha Arrimaha Difaaca Wasaaradda Gaashaandhigga Dec 2025
Xeer Lr 184 Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta Gaarka ah Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dec 2025
Xeer Lr. 185 Xeer: Qaraarka Golaha Wasiirada ee Gunaanadka xilka Xeeldheeraha Madaxabannaan ee Xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha Dec 2025
Sharci. 41 Sharciga Axdiga Afrika ee Xaquuqda iyo Baraaraha Caruurta Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha Dec 2025
Sharci.42 Sharciga Barakacayaasha Gudaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2025
LR.157 XEER-NIDAAMIYAHA QIIMEYNTA IYO LOSOCODKA SAAMEYNTA DEEGAANKA IYO BULSHADA Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada Aug 2025
LR.181 SIYAASADDA QARAN EE SOCDAALKA SHAQADA Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada Aug 2025