Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 11
Muqdisho
December 2024
Lr.5
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee soo baxay November 2024
Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lambarkiisu yahay Sharci. 28 ee soo baxay November 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.5 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2024.
Hay'ad
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta
Taariikhda La Soo Saaray
23 November 2024
Taariikhda La Daabacay
31 December 2024