Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 12
Muqdisho
April 2025
LR.1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
XEER-NIDAAMIYAHA HALBEEGGA FAAFINTA XOGAHA HESHIISYADA WAXSOOSAAR WADAAGGA AH LR.2
XEER-NIDAAMIYAHA HALBEEGGA FAAFINTA XOGAHA HESHIISYADA WAXSOOSAAR WADAAGGA AH LR.2 ee soo baxay March 2025
XEER-NIDAAMIYAHA HALBEEGGA FAAFINTA XOGAHA HESHIISYADA WAXSOOSAAR WADAAGGA AH LR.2 ee lambarkiisu yahay D/WBM/XW/020/2025 ee soo baxay March 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR.1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2025.
Hay'ad
Wasaaradda Batroolka & Macdanta
Taariikhda La Soo Saaray
28 March 2025
Taariikhda La Daabacay
30 April 2025