Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 11
Muqdisho
October 2024
Lr.4
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Xeer-nidaamiyaha Sharciga Aqoonsiga Diiwaan-galinta Dadwaynaha
Xeer-nidaamiyaha Sharciga Aqoonsiga Diiwaan-galinta Dadwaynaha ee soo baxay June 2024
Xeer-nidaamiyaha Sharciga Aqoonsiga Diiwaan-galinta Dadwaynaha ee lambarkiisu yahay Xeer Lr 158 ee soo baxay June 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 2024.
Hay'ad
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta
Taariikhda La Soo Saaray
08 June 2024
Taariikhda La Daabacay
31 October 2024