Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 9
Muqdisho
December 2022
Lr. 9

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga Qoondada Miisaaniyadda 2023-da

Sharciga Qoondada Miisaaniyadda 2023-da ee soo baxay December 2022

Sharciga Qoondada Miisaaniyadda 2023-da ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 001 ee soo baxay December 2022 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 9 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2022.

Hay'ad
Wasaaradda Maaliyadda
Taariikhda La Soo Saaray
31 December 2022
Taariikhda La Daabacay
31 December 2022
Soo Degso Faylka