Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 4
Muqdisho
December 2016
Lr. 4
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Maalgashiga Shisheeye
Sharciga Maalgashiga Shisheeye ee soo baxay January 2016
Sharciga Maalgashiga Shisheeye ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 13 ee soo baxay January 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.
Organization
Wasaaradda Qorheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha
Date Issued
21 January 2016
Date Published
31 December 2016