Official Bulletins

Here you can find all the bulletins issued by the Office of the State Attorney General
Number Subject Organization Date Actions
Sharci Lr. 11 Sharciga Dhismaha Wakaaladda Dhismasha Soomaaliyeed Wasaaradda Hawlaha Guud Nov 1974
Sharci Lr. 33 Sharciga Canshuurta Guryaha Wasaaradda Maaliyadda Nov 1974
Xeer Lr 117 Xeerka Diiwaangalinta Iskaashatooyinka Ganacsiga Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Oct 1974
Sharci Lr 15 Sharciga Dhismaha Wakaalada Ganaciga ee Degmo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Jul 1974
Sharci Lr. 12 Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta Ururka Jaamacadda Carabta May 1974
Sharci Lr. 7 Sharciga lagu maamuli doono shaqaalaha soomaaliyeed ee ka shaqeeya Safaaradaha, Qunsulada guud iyo dadka ka shaqeeya Safaarahada oo badbaadada Siyaasada ah leh Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Mar 1974
Sharci Lr. 6 Sharciga Dambiyada Maraakiibta Shisheeyaha galaan Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Jan 1974
Sharci Lr. 27 Sharciga Tijaabo Cilmi ah oo lagu samaynaayo dadka iyo Xoolaha Wasaaradda Caafimaadka Jan 1974
Sharci Lr. 03 Sharciga Qallidda sabab-baarista dhimashada, qaddida iyo ka faa'iidaysiga xubnaha Aadanaha Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Jan 1974
Sharci LR. 20 Sharciga Canshuurta Qiimaha Curyaha Daaraha ah Wasaaradda Maaliyadda Jan 1974
Xeer Lr. 119 Xeerka Nidaaminta Waqafyada. Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Dec 1973
Sharci lr. 18 Sharciga Dhisidda Guddiyaal Garsooriyaal oo loo xil saaray inay Maamulaan Cadaalada Xagga Maxkamadaha Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Nov 1973