Wasaaradda Caafimaadka
Wasaaradda Caafimaadka
MOH
9 Documents Available
Sharciyada iyo Xeerarka
Hoos waxaa ku qoran sharciyada iyo xeerarka ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka
Sannad 2016
| Tirada | Mawduuca | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|
| Sharci Lr. 18 | Sharciga Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Wadashaqeynta Caafimaadka | 31 Dec 2016 |
Sannad 2020
| Tirada | Mawduuca | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|
| Sharci Lr. 31 | Sharciga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka | 31 Dec 2020 |
Sannad 1989
| Tirada | Mawduuca | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|
| Sharci Lr. 002 | Sharciga Mihnadaha Gaarka ah ee Takhaatiirta iyo Xanaanada Xoolaha | 15 Feb 1989 | |
| Xeer Lr. 4 | Xeer Nidaamiyaha Mihnadaha Gaarka ah ee Caafimaadka iyo Xanaanada Xoolaha | 22 Mar 1989 |
Sannad 1987
| Tirada | Mawduuca | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|
| Sharci Lr. 007 | Sharciga Dhismaha Hay'adda Samafalka Dhiigga | 01 Apr 1987 | |
| Sharci Lr. 009 | Sharciga Dhismaha Warshada Daawada | 01 Jul 1987 |
Sannad 1984
| Tirada | Mawduuca | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|
| Sharci Lr. 22 | Sharciga Abuuridda Golaha Sare ee Daryeelka Hooyadda iyo Caruurta | 19 Jul 1984 | |
| Sharci Lr. 010 | Sharciga Mihnadda gaarka ah ee Takhtarnimada | 18 Mar 1984 |
Sannad 1974
| Tirada | Mawduuca | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|
| Sharci Lr. 27 | Sharciga Tijaabo Cilmi ah oo lagu samaynaayo dadka iyo Xoolaha | 01 Jan 1974 |