Sharciga Batroolka JFS ee soo baxay February 2020
Sharciga Batroolka JFS ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 19 ee soo baxay February 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.